Qeexid
"Inkiridda jiritaanka Ilaah."
"Inkiridda jiritaanka Ilaah."
Wadaag:
Lumidda rabitaanka wax loo qabay marka ay indhuhu ka bataan araggooda.
Baryo aad u badan.
m.l
Wadaag:
Wax indhaha ka batay rabiddii loo qabay lumid.
Wax si aad ah u baryid.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Isutagga siyaasadeed, dhaqaale, iwm ee dhex mara laba dawlad iwm; midow.
m.l
Wadaag:
(-dhyo, m.dh) (c.nafl.) Lakabka sare ee adag ee isha lafdhabarleyda. Isha xaggeeda hore, ilxaydhu waxay isu beddeshaa koorniya.
m.l
Wadaag:
Maro, derin iwm oo aqal, qol, iwm lagu kala qoqobo.
Inta ka dambeysa ilxirka oo la seexdo (qolka). ld ila xir.
m.l
Wadaag:
Wax aan xaaladdiisu wanaagsaneyn ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
(c.nafl.) Nooc shimbiraha ka mid ah, midab bay ah leh, badanaaba ku nool guryaha iyo beeraha agtooda.
m.dh
Wadaag: