Qeexid
"Wax indhaha ka batay rabiddii loo qabay lumid."
Qeexid Xigta
Wax si aad ah u baryid.
[-xay, -xday]
ilxaax2 ay
ilxaax2 day
f.mg1"Wax indhaha ka batay rabiddii loo qabay lumid."
Wax si aad ah u baryid.
Wadaag:
Lumidda rabitaanka wax loo qabay marka ay indhuhu ka bataan araggooda.
Baryo aad u badan.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Nolol magaalo aqoon iyo waayo-aragnimo u yeelasho.
f.mg1
Wadaag:
(-dhyo, m.dh) (c.nafl.) Lakabka sare ee adag ee isha lafdhabarleyda. Isha xaggeeda hore, ilxaydhu waxay isu beddeshaa koorniya.
m.l
Wadaag: