Qeexid
"eeg imow. ld imaad, imaatin."
"eeg imow. ld imaad, imaatin."
Wadaag:
Nin dadka salaadda tujiyo.
Madax.
Nin aqoonta diinta muslimka aad ugu xeel-dheer. ld imaan.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Cad yar oo mara ah oo wax lagu tirtiro.
m.dh
Wadaag:
Cudur ka yimaad nadaafad xumada oo waxyeeleeya carruurta iyo naagaha ummulaha ah.
m.dh
Wadaag:
Biyo, hadal iwm ku harqasho.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag: