Qeexid

"(yimid, timid) Meel qofka lala hadlaya ama kan hadlayaba jooga tegid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga imow oo kali ah:
  • Midgaanka uun buu ajigu hangool( saalimow) isaga hayaa!
  • Allaha U naxariistee Sheekh Axmed Gaballe waxa uu ka mid ahaa Culimada Caanka ka ah Dalkeena Soomaaliya waxaa uuna Deganaa waayadaan Deegaanka Qalimow oo ka tirsan G/Shabeelada Dhexe oo la sheegay in lagu Aasayo xiligaan.