Qeexid

"(ino, m.l) Xoogaa, qaar, wax aan badnayn; wax; tiro."

Qeexid Kale

Waqti, goor. 4. Xag, meel, kob. 5. Inna: waxna.

Qeexid Xigta

Qayb, cad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga in oo kali ah:
  • Ma cadda isbedelka uu keeni karo imaatinka Sh.
  • Waa in ay wax ka qabato, cusbitaaladda, waxbarashada, biyaha, iyo cadaalaadda iyo wixii la mid ahba ee daryeelka umadda Somaliland ah.