Qeexid
"Gabar."
Qeexid Xigta
Gabar gaartey da'dii guriyeelashada welise aan la guursan.
"Gabar."
Gabar gaartey da'dii guriyeelashada welise aan la guursan.
Wadaag:
Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka koobaad ee wadarta ah, oo aan kuwa lala hadlayaa ku jirin. Tus.: “Ninku waa ina wada arkay ee maxaynu samaynaa?” ld inna3.
mu.dhm.ly
Wadaag:
in2 xi. 1. Eray lagu xiriiriyo weer dhammaystire ah (weer yeele ah, weer layeele ah iwm). Tus. “In uu imaanayaa waa hubaal”, “Waxaan doonayaa in aan tago”, “Magaaladii buu u tegey in uu dawo soo iibsado”. 2. Eray lagu xiriiriyo weer waqtiley, haddii. Tus. “Bal inaan eegi karo aan soo durko”, “Weyddii bal inay fog tahay”. 3. Inta: erey lagu xiriiriyo weer waqtiley ah. Tus. “Inta aan soo noqonayo”, “Ninku wuu hadlaa intii uu ka noogo”. 4. Waa intaas: malaha, waxaa suuraggal ah in. Tus. “Waa intaasuu yimaadaa ee cunto meel u dhig”.
Wadaag:
(-dmay, -dantay; -dmi) Wax samayntooda cid fasax u siin.
f.g1
Wadaag:
(-llo, m.dh) Nin la deggen reer uu gabadh ka guursaday.
m.l
Wadaag:
Magacuyaalka qofka kowaad oo wadar ah ee ka kooban inna 2 iyo na2.
mu.eb
Wadaag:
Faras ciyid.
Dawan, lacag qaddaaddiic ah iwm sanqarid.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag: