Qeexid
"Qof aan ceeb ka baqaynin ama xishood yar ahaansho."
[-dkaa, -dkayd]
indha-adag kaa
indha-adag kayd
f.mg4"Qof aan ceeb ka baqaynin ama xishood yar ahaansho."
Wadaag:
eeg indha-adayg. ld indha-adayg, indha-adkaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Waxaan jilicsanayn ahaansho.
Wax xoog iyokarti leh ahaansho.
f.mg4
Wadaag:
Harag ido ah oo aad loo jilciyey oo wax lagu tosho.
Harag ar, jilicsan oo kabaha qaarkood afka hore kaga sameysan si araha meel loo gasho.
m.dh
Wadaag:
Qof hawsha adkaysi u leh ahaansho.
f.mg4
-dkaa, -dkayd
Wadaag:
Cid cammayn.
Iska i.: dareenka aragtida iska sixirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax arkid la'aanta ilma xoolaad oo markaas dhashay.
m.l
Wadaag:
Qof aan wax laga dhaadhicin karin ahaansho.
f.mg4
-dkaa, -dkayd
Wadaag:
indhasaab 1 m.l (-byo, m.dh) 1. Wax indhaha lagu xiro si aysan wax u arag. 2. Sixir.
Wadaag:
Wareeridda lagu wareero wax si aad u qurxoon.
Wax arki waayidda, iftiin xoog badan oo indhaha ku dhaca dartii wax lala arki waayo. ld indhadaraandarid.
m.l
Wadaag:
Wax aad u qurxoon ku wareerid.
Iftiin xoog badan oo indhaha ku dhacay awgii wax la arki waayid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dhibco yaryar oo dufan ah oo dul sabeeya fuudka, caanaha, iwm.
m.dh
Wadaag:
Wax meel fog wax ka arka ahaansho.
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag:
Budo madow, dhowr jaad u kala baxda oo haweenku indhaha xirribahooda ku quruxsadaan.
m.dh
Wadaag: