Qeexid
"Sakaraadid."
Qeexid Xigta
Dood aan wax loo cuksado lahayn ku indha adaygid.
[-deeyay, -deysay]
indhacadde eeyay
indhacadde eysay
f.mg2"Sakaraadid."
Dood aan wax loo cuksado lahayn ku indha adaygid.
Wadaag:
Qosol yar iyo farxad ilkaha ka muujin.
f.mg2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
(daaw.) Cudur dadka ku dhaca oo casaan ka dhiga midabka indhaha.
m.l
Wadaag:
Harag ido ah oo aad loo jilciyey oo wax lagu tosho.
Harag ar, jilicsan oo kabaha qaarkood afka hore kaga sameysan si araha meel loo gasho.
m.dh
Wadaag:
Wax caddaan ka dhigid.
Arrin la qarinayey soo bandhigid.
Shaah caano ku darid. 4. Neegatiif kiimiko ku meyrid si muuqaal uu xambaarsanaa warqad loogu soo saaro.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
(daaw.) Cudur dadka ku dhaca oo cagaar ka dhiga midabka indhaha. ld indhacagaarshow.
m.l
Wadaag:
(-byo, m.dh) Maro iwm oo indhaha lagu duubo si aan wax loo arag.
m.l
Wadaag:
Cid si ayan wax u arkin indhaha wax uga duubid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax si fican wax u arka ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax indhaha loo duubay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Marriin qurxoon oo lagu sameeyo rarada iwm.-
Ujuuro la siiyo cid wax qortay ama wax akhriday.
m.l
Wadaag: