Qeexid
"Wax meel fog wax ka arka ahaansho."
[-raa, -rayd]
indhadheer aa
indhadheer ayd
f.mg4"Wax meel fog wax ka arka ahaansho."
Wadaag:
Arkidda meel fog wax laga arko. ld indhadeeraan.
m.dh
Wadaag:
eeg indhadheer. ld indhadheeraansho, indhadeeri.
m.f.dh
Wadaag:
Dhibco yaryar oo dufan ah oo dul sabeeya fuudka, caanaha, iwm.
m.dh
Wadaag:
S. ah: gabar ku jirta da'da 15-18 sano oo aan weli hilibeysan.
m.dh.kh
Wadaag:
Qof caqli badan leh.
Qof cilmi meel sare ka gaaray.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Masar ama duub kale oo maro ah oo wax laga arki karo oo ay dumarka muslimka ahi wejiga ku detaan. ld indhashareerad.
m.l
Wadaag:
Harag ido ah oo aad loo jilciyey oo wax lagu tosho.
Harag ar, jilicsan oo kabaha qaarkood afka hore kaga sameysan si araha meel loo gasho.
m.dh
Wadaag:
Awood aad ku fahmi kartid fikrad ama ra'yi ama akhbaar.
m.dh
Wadaag:
Wax rafaad ka muuqdo ahaansho.
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag:
(-byo, m.dh) Maro iwm oo indhaha lagu duubo si aan wax loo arag.
m.l
Wadaag:
Cid si ayan wax u arkin indhaha wax uga duubid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Cid cammayn.
Iska i.: dareenka aragtida iska sixirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax indhaha loo duubay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
(c.nafl.) Xubin laga helo naasleyda iyo xayawannada kale ee ilmaha dhala, kaas oo uurjiifku ku dhejisan yahay gidaarka ilmagaleenka. ld maldheer.
m.dh
Wadaag:
Marriin qurxoon oo lagu sameeyo rarada iwm.-
Ujuuro la siiyo cid wax qortay ama wax akhriday.
m.l
Wadaag: