Qeexid
"ld indhafirqoonaan."
"ld indhafirqoonaan."
Wadaag:
Wax meel dheer wax ka arka ahaansho (qof). ld indhafircoon.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg indhafirqoon. ld indhafircoonaan, indhafircoonaansho, indhafircooni
m.f.dh
Wadaag:
Wax meel dheer wax ka arka ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
Qalidda indha lagu sameeyo si araggooda loo soo cesho.
m.dh
Wadaag:
Wax feejigan ahaansho.
Wax meel shaqo iwm aad u kala yaqaan ahaansho.
Wax aan loo jeedin wax arka ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Harag ido ah oo aad loo jilciyey oo wax lagu tosho.
Harag ar, jilicsan oo kabaha qaarkood afka hore kaga sameysan si araha meel loo gasho.
m.dh
Wadaag:
Wax si fican wax u arka ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid cammayn.
Iska i.: dareenka aragtida iska sixirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax arkid la'aanta ilma xoolaad oo markaas dhashay.
m.l
Wadaag: