Qeexid
"Indhagarad ahaan-sho."
"Indhagarad ahaan-sho."
Wadaag:
Aqoon yar oo cid loo leeyahay.
Qof dadka aqoon wax ugu qabta.
m.l
Wadaag:
Wax indha kugaraadle ah ahaansho (qof).
m.dh
Wadaag:
Qof caqli badan leh.
Qof cilmi meel sare ka gaaray.
m.l
Wadaag:
Muddo yar seexasho. ld indhacasayso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Harag ido ah oo aad loo jilciyey oo wax lagu tosho.
Harag ar, jilicsan oo kabaha qaarkood afka hore kaga sameysan si araha meel loo gasho.
m.dh
Wadaag:
Qof marba xaaladda uu ku joogo wax ku qaybsada oo aan eegin waxa soo socda.
m.l
Wadaag:
eeg indhaga duudso. ld indhacasaysad, indhacasay sasho, indhacasasaysi.
m.f.dh
Wadaag:
Cid cammayn.
Iska i.: dareenka aragtida iska sixirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax arkid la'aanta ilma xoolaad oo markaas dhashay.
m.l
Wadaag: