Qeexid
ld indhakuulasho.
ld indhakuulasho.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax indhakuul marsaday ahaansho (cid).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Budo madow, dhowr jaad u kala baxda oo haweenku indhaha xirribahooda ku quruxsadaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -uulay, -uushay
Qeexid: Budo beycad ah indhaha ku qurxin; u i.: cid indhakuul u marin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -uushay, -uulatay
Qeexid: indhakuul marsasho (cid).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg indhakuulo. ld indhakuulad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg indhakuul2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg indhakuulan. ld indhakuulnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld indhakuul naan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld kuulasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Harag ido ah oo aad loo jilciyey oo wax lagu tosho.
Qeexid Xigta: Harag ar, jilicsan oo kabaha qaarkood afka hore kaga sameysan si araha meel loo gasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Aqoon yar oo cid loo leeyahay.
Qeexid Xigta: Qof dadka aqoon wax ugu qabta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qof marba xaaladda uu ku joogo wax ku qaybsada oo aan eegin waxa soo socda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld indhasaabasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax siday ahaayeen si aan ahayn cid ugu muuqasho.
Qeexid Xigta: Wax quruxdooda si buubuunsan u muuqasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Muujin wax sidii ay ahaayeen si ka beddelan loo muujiyo.
Qeexid Xigta: Si buunbuunsan oo wax quruxdooda loo muujiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg indha-indhee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -dheeyay, -dhaysay
Qeexid: Wax kormeerid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Cid cammayn.
Qeexid Xigta: Iska i.: dareenka aragtida iska sixirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld indhagaduudsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax arkid la'aanta ilma xoolaad oo markaas dhashay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]