Qeexid
"eeg indhakuulan. ld indhakuulnaansho."
"eeg indhakuulan. ld indhakuulnaansho."
Wadaag:
Wax indhakuul marsaday ahaansho (cid).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
indhakuul marsasho (cid).
f.mg3
-uushay, -uulatay
Wadaag:
Budo madow, dhowr jaad u kala baxda oo haweenku indhaha xirribahooda ku quruxsadaan.
m.dh
Wadaag:
Budo beycad ah indhaha ku qurxin; u i.: cid indhakuul u marin.
f.g1
-uulay, -uushay
Wadaag:
eeg indhafirqoon. ld indhafircoonaan, indhafircoonaansho, indhafircooni
m.f.dh
Wadaag:
eeg indha-adayg. ld indha-adayg, indha-adkaansho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg indhasha-reeran. ld indhashareernaansho.
m.f.dh
Wadaag: