Qeexid
"/dh ld indhakuul naan."
"/dh ld indhakuul naan."
Wadaag:
Budo madow, dhowr jaad u kala baxda oo haweenku indhaha xirribahooda ku quruxsadaan.
m.dh
Wadaag:
indhakuul marsasho (cid).
f.mg3
-uushay, -uulatay
Wadaag:
Budo beycad ah indhaha ku qurxin; u i.: cid indhakuul u marin.
f.g1
-uulay, -uushay
Wadaag:
Wax indhakuul marsaday ahaansho (cid).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag: