Qeexid
"Muujin wax sidii ay ahaayeen si ka beddelan loo muujiyo."
Qeexid Xigta
Si buunbuunsan oo wax quruxdooda loo muujiyo.
"Muujin wax sidii ay ahaayeen si ka beddelan loo muujiyo."
Si buunbuunsan oo wax quruxdooda loo muujiyo.
Wadaag:
Cid indhasarcaad ku samayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax siday ahaayeen si aan ahayn cid ugu muuqasho.
Wax quruxdooda si buubuunsan u muuqasho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Cid indhasarcaad ku dhacay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg indhasar caadsan. ld indhasarcaadsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
indhasaab 1 m.l (-byo, m.dh) 1. Wax indhaha lagu xiro si aysan wax u arag. 2. Sixir.
Wadaag:
Indhaha wax ku xirid si aan wax loo arag.
Dareenka aragtida cid ka sixrid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax la indhaasabay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Harag ido ah oo aad loo jilciyey oo wax lagu tosho.
Harag ar, jilicsan oo kabaha qaarkood afka hore kaga sameysan si araha meel loo gasho.
m.dh
Wadaag: