Qeexid

"Cid cammayn."

Qeexid Xigta

Iska i.: dareenka aragtida iska sixirid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga indhatir oo kali ah:
  • Maxay raggani isaga indhatirayaan in 60% dadkeenu baadiyaha degan yihiin, oo xataa aan lala gaarin in si fiican loogu sharaxo waxa dastuur yahay, iyo micnaha qodobada dastuurku xanbaarsan yihiin.
  • Waxaa la iska indhatirayaa in Soomaaliya ay tahay dal xuduudihiisa dhulka iyo badduba ay calaamadeysanyihiin, waxaana sida muuqata aan la qirsaneyn in aagga ganacsiga ee badda Soomaaliya uu yahay 200 mayl badeed, in la sii kordhiyana warkeedaba daa.