Qeexid

"Qof caqli badan leh."

Qeexid Xigta

Qof cilmi meel sare ka gaaray.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga indheergarad oo kali ah:
  • Waxaa xafladaasi ka soo qaybgalay cuqaal, indheergarad iyo aqoon yahan aad u farabadan.
  • Fidmada iyo fowdadani wa arin u baahan in laga hortago oo aan sidaas lagu sii fiirsan, maxaa yeelayn waxay abuuri kartaa jawi kala shaki, waxay horseedi kartaa colaad aan lagu xamdin, waxay sajaran kartaa indheergarad iyo aqoonyahayn aan waxba galabsan.