Qeexid

"(-lo, m.l) Kitaabkii nebi Ciise (n.k.h.a.)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga injiil oo kali ah:
  • "inta jeer ee kitaabka Quraanka lagu xusay Maryama way ka badan tahay inta jeer ay ku dhex-jirto Kitaabka Injiileed ee lagu soo dejiyay wiilkeeda Nebi Ciise Masiixi "
  • Waxa ugu horreeya afarta injiilood oo isugu xiga sidatan: Mateeyos, Maarkos, Luuqa, iyo Yooxannaa.