Qeexid
"(dii.) Axdiga Cusub. Qeyb ka mid ah kitaabka kirishtaanka kaasoo la xiriira noloshii Nebi Ciise, iyo diinta Masiixiga Kaniisadii hore ee Masiixiyiinta."
"(dii.) Axdiga Cusub. Qeyb ka mid ah kitaabka kirishtaanka kaasoo la xiriira noloshii Nebi Ciise, iyo diinta Masiixiga Kaniisadii hore ee Masiixiyiinta."
Wadaag:
(-nno, m.dh) (fiis.) Makiinadda tamarta kulka u geddisa hawl makaani-kaad, sida injiinka uumiga ama injiinka batroolka.
m.l
Wadaag:
Cayayaan yaryar oo aan baala lahayn oo dhiig ku nool ah oo timaha iyo dharka ka gasha dadka aan nadiifta ahayn.
m.dh
Wadaag:
Nirgo qoryo fiiqfiiqan oo si farsamo ah loo habeeyey si aysan wax u nuugin gafuurka uga xirid.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Hawl qabashadeedu dhib tahay karti iyo dadaal dheeraad ah ku fulin.
f.mg1
-iilay, -iishay
Wadaag:
(-rro/-riin, m.dh) Qof ku xeel dheer cilmiga dhismaha korantada, makaanikada iwm; muhandis.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Injiinka dayuurad ee loo isticmaalo in uu dhaliyo dhaqaajin dhuundhaas. Eeg dhuundhas.
m.l
Wadaag: