Qeexid

"Dhibaato qof Ilaah looga baryo in ay ku dhacdo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga inkaar oo kali ah:
  • Qaadlaha iyo baabuurtiisana waxa aanu odhan lahayn Ilaahay ka yaaba oo inkaar ha naga shaqaysanina ee hoonka naga yareeya waanu dhibsanaynaaye inta lagu jiro bisha Ramadaan.
  • Habeenkii markii la gaadhay, Rasuulka (scw) uuna seexday, Abuu Ayuub iyo afadiisana ay koreen dabaqii sare ee guriga ayna albaabkooda soo xidheen ayaa Abuu Ayuub soo jaleecay afadiisa isagoo ku leh: "inkaar qabto maxaynu sameynay?