Qeexid

"Wax la inkaaray ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga inkaaran oo kali ah:
  • Iyada oo wis-wis iyo wer-werba laga qabo inay labada dal gifta iska saaraan oo nabaro halis ah is gaadhsiiyaan, maadaama ay labada dalba haystaan hubka inkaaran ee (Nayuuk-leerka).
  • Dafiraad jebintaa ay duqyaashu dhirbaaxeen ka dib ayey xusbiyada qaarkood yidhaahdeen "Bagaa loo eryey inkaaranto".