Qeexid
"ld innaga."
"ld innaga."
Wadaag:
Magacuyaal tilmaama qofka koowaad ee wadarta ah oo ku jira kuwa lala hadlayo ama wax loo qorayo. ld inna2.
mu.eb
Wadaag:
Magacuyaalka qofka kowaad oo wadar ah ee ka kooban inna 2 iyo na2.
mu.eb
Wadaag:
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax idinku (qofka labaad ee wadarta ah) aad leedihiin. Tus. “Dad badan baa dhagaysta warkiinna”. ld kiin2.
dk.lh.l
Wadaag:
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax idinku (qofka labaad ee wadarta ah) aad leedihiin. Tus. “Waa la ogaaday sirtiinna”. ld tiin2.
dk.lh.dh
Wadaag:
Magacuyaal tilmaama qofka labaad ee wadarta ah oo ka kooban idin 2 iyo na2.
mu.eb
Wadaag: