Qeexid

"(-byo, m.dh) Hab aan sharci ahayn oo dawlad dhisan lagu beddelo; afgembi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga inqilaab oo kali ah:
  • Waxaana midnimadii 60kii guul darro ku dhamaatay markii 21 Oktober 1969kii uu dalka ka dhacay inqilaab aan dhiig ku daadan ee ay dhigeen ciimada qalabka sidaa, waxaana talada la wareegay ciidamada oo uu hoggaaminaayo Gen.
  • Waa doorashadii ug xiisaha badnayd tan & markii inqilaab aan dhiig ku daadan talada Dalka ay kula wareegeen kacaankii 21 october waana markii ugu horaysay tan & burburkii Dowladda dhexe 1991 doorashada Madaxweynaha lagu qabto gudaha Soomaaliya.