Qeexid
"Dawlad dhisan si aan sharci ahayn ku beddelid; afgembin."
[-bay, -btay]
inqilaab2 ay
inqilaab2 tay
f.g1"Dawlad dhisan si aan sharci ahayn ku beddelid; afgembin."
Wadaag:
(-byo, m.dh) Hab aan sharci ahayn oo dawlad dhisan lagu beddelo; afgembi.
m.l
Wadaag:
(-bab, m.l) (jool.) Qallooc ku dhacay lakabyo dhadhaabeed, oo ay keeneen dhaqdhaqaaqyo ku dhacay oogada dhulka.
m.l
Wadaag:
Indhaha wax ku xirid si aan wax loo arag.
Dareenka aragtida cid ka sixrid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag: