Qeexid
"U soo hiloobidda lo'da ay u soo hiloowdo dhashoodii; araasi. ld ansaarax1, araasi1."
"U soo hiloobidda lo'da ay u soo hiloowdo dhashoodii; araasi. ld ansaarax1, araasi1."
Wadaag:
Dhal u soo hiloobid (lo'). ld ansaarax2.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Hilow muujis (lo'). ld ansarixi.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
I. ah: qof raxmad badan, oo hab wanaagsan dadka kula dhaqma.
m.l.kh
Wadaag:
Dabci wanaagsan oo qof leeyahay; dadnimo; raxmad. ld insaaniyo.
m.dh
Wadaag:
Shanqar xoog leh oo ka dhalata walxaha marka ay kulayl dareemaan ama wax kale saameeyaan.
Q. ah: cunto aan iidaan lahayn.
Q. ah: dhul oomane ah oo aan biyo lahayn. 4. Q. ah: hadal aan murti ku dheehnayn.
m.l
Wadaag:
(-myo, m.dh) (baay.) Borotiin u dhaqma sida dedejiyaha marka ay dhacayaan falgallada bayokimikeed. Insaym kasta waxa uu goonni u yahay falgal gaar ah ama koox falgalladoodu ay isku mid yihiin.
m.l
Wadaag:
B. ah: caano biyo ka yar lagu daray.
Bardooddanka ay sameeyaan xooluhu.
m.l
Wadaag:
Wax la kaydsado; dhaqaale.
Hilib muddo yiil oo aan isbeddelin.
Ur suyac ah.
m.l
Wadaag:
(-ayaal, m.l/dh) Buug culuunta guud ama maadda gaar ahi ay ku qorantahay oo sida ay xarfaha isu xigaan loo habeeyey.
m.dh
Wadaag: