Qeexid
"Dhal u soo hiloobid (lo'). ld ansaarax2."
[-xay, -xday]
insaarax2 ay
insaarax2 day
f.mg1"Dhal u soo hiloobid (lo'). ld ansaarax2."
Wadaag:
U soo hiloobidda lo'da ay u soo hiloowdo dhashoodii; araasi. ld ansaarax1, araasi1.
m.dh
Wadaag:
Hilow muujis (lo'). ld ansarixi.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
I. ah: qof raxmad badan, oo hab wanaagsan dadka kula dhaqma.
m.l.kh
Wadaag:
Sidbasho.
Wax xadkoodii dhaafid.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Dabci wanaagsan oo qof leeyahay; dadnimo; raxmad. ld insaaniyo.
m.dh
Wadaag:
(-myo, m.dh) (baay.) Borotiin u dhaqma sida dedejiyaha marka ay dhacayaan falgallada bayokimikeed. Insaym kasta waxa uu goonni u yahay falgal gaar ah ama koox falgalladoodu ay isku mid yihiin.
m.l
Wadaag:
Caano biyo ka yar ku darid.
Xoolo, bardooddan samayn.
f.g1
Wadaag:
Hilib wax isbeddeley noqosho.
Wax suyacay noqosho (Caano, biyo iwm).
f.mg1
Wadaag:
(-ayaal, m.l/dh) Buug culuunta guud ama maadda gaar ahi ay ku qorantahay oo sida ay xarfaha isu xigaan loo habeeyey.
m.dh
Wadaag: