Qeexid
"Qasiido ku luuqeyn."
[-day, -dday]
inshaad2 ay
inshaad2 day
f.mg1"Qasiido ku luuqeyn."
Wadaag:
Ku luuqeynta qasiida diimeed iyadoo kor loogu luuqeenayo.
m.l
Wadaag:
Qasaa'id diiniah ku luuqeyn.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Hawl qabashadeeda tacab badan u gelid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Arrin sharci ah oo aan quraanka iyo xaddisku ka hadlin ra'yi qof mujtahid ahi leeyahay ku meel marin.
Ku i.: dadaal badan muujin.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Neef qoob ka xirid si aanu u cararin.
Dheri, xeero, burjiko iwm tolid.
Wax fahmid ama garasho (cid). ld dhaag.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Maalin taariikh weyn leh ciyaaro iyo waxyaallo kale oo farax leh ku muujin.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Wax aan wax ka harin ahaansho.
f.mg1
-day, -aatay, -aadeen
Wadaag:
(dii.) Difaaca iyo fidinta diinta islaamka ku dagaallamid. ld jihaad2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag: