Qeexid
"Nafleyda inta nabi Aadan ka soo farcanta."
"Nafleyda inta nabi Aadan ka soo farcanta."
Wadaag:
I. ah: qof raxmad badan, oo hab wanaagsan dadka kula dhaqma.
m.l.kh
Wadaag:
(-myo, m.dh) (baay.) Borotiin u dhaqma sida dedejiyaha marka ay dhacayaan falgallada bayokimikeed. Insaym kasta waxa uu goonni u yahay falgal gaar ah ama koox falgalladoodu ay isku mid yihiin.
m.l
Wadaag: