Qeexid
"ld intihi."
[-heeyay, -heysay]
intihe eeyay
intihe eysay
f.g2"ld intihi."
Wadaag:
inta fk. 1. Erey tixda qaarkeeda hore ama danbe had la'aan iyo ulajeeddo qabyo ah u yeela una baahi geliya ereyo kaloo caddeeya. Tus. “Inta (aad) dugsiga tagtid, ardayga soo wad”, “Lacagtaan inta (uu) qaado, cunno ha soo gado”. 2. Halka, meeshaan, kobtaan.
Wadaag:
Ku i.: wax, waxtarkiisa ku dhaqmid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
(-byo, m.dh) Doorasho dadku u codbixiyo qof loo wakiilanayo barla-maan iwm.
m.l
Wadaag: