Qeexid
"ld im tixaan2."
[-aamay, -aantay]
intixaan2 amay
intixaan2 antay
f.g1"ld im tixaan2."
Wadaag:
Tijaabin heerka aqooneed ee qof.
Cid dulqaad-keeda tijaabin. ld intixaan2, itixaan2.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag:
Imtixaan lagu tijaabo cid aqoonta.
Dhibaato cid ku dhacda oo lagu tijaabinayo dulqaadkeeda. ld intixaan, itixaan.
m.l
Wadaag:
Gabar.
Gabar gaartey da'dii guriyeelashada welise aan la guursan.
m.dh
Wadaag:
Ku i.: wax, waxtarkiisa ku dhaqmid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
(-byo, m.dh) Doorasho dadku u codbixiyo qof loo wakiilanayo barla-maan iwm.
m.l
Wadaag: