Qeexid

"Dhaqaale."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iqtisaad oo kali ah:
  • Cabdalla Cabdicasiis binu Camar oo wargeyska Al-Iqtisaadiya ee ka soo baxa Sucuudiga, warbixin ka siiyay baahida dhinaca xoolaha ee Moosinkii Xajka iyo arrimo la xidhiidha, Xayiraad-qaadis ay dawladiisu ku tallaabsatay.