Qeexid
"Guri, xero iwm irriddiisa xirid."
[-day, -dday]
iraarad2 ay
iraarad2 day
f.g1"Guri, xero iwm irriddiisa xirid."
Wadaag:
Wax irriddoodu la xiray ahaansho (guri, xero iwm).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(kiim.) Walax adag oo ilays gudbiye ah lagana sameeyo isku kuleylinta kaalsiyam ogsaydh (laym), soodiyam kaarbooneyt iyo ciidda (silikoon IV ogsaydh). Quraaradu waa walax wiriqlaawe ah oo aan atamyadeedu ku habeysnayn raso.
m.dh
Wadaag:
Wax dhici doona mala-awaalid.
Dhacdooyin tilmaamid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Firiiric yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kulaylku jiro.
Tebidda la tebo wax loo baahanyahay sida shaaha, jaadka, sigaarka iwm. ld xaraa radow1.
m.dh
Wadaag: