Qeexid
"Wax irriddoodu la xiray ahaansho (guri, xero iwm)."
[-naa, -nayd]
iraaradan aa
iraaradan ayd
f.mg4"Wax irriddoodu la xiray ahaansho (guri, xero iwm)."
Wadaag:
Guri, xero iwm irriddiisa xirid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Daliig lagu sameeyo weelasha la tolaayo oo gucunka kor ka maro.
ld inan 1 (3). Isha birteeda.
Meesha banka iyo dhulka dhirta leh iska galaan. 4.(-mo, mdh.) Meel kayn ah oo godan, hareerahana ka bannaan.
m.l
Wadaag: