"eeg iraarad2."
Wadaag:
Afaaf.
m.l
Guri, xero iwm irriddiisa xirid.
f.g1
-day, -dday
Wax irriddoodu la xiray ahaansho (guri, xero iwm).
f.mg4
-naa, -nayd
eeg saraad2.
m.f.dh
eeg siraad2.
eeg rad.
ld kabaa radis.
eeg sakaraad2.