Qeexid
"Nafley daawo ku mudid. ld cirbadee."
[-deeyay, -daysay]
irbade eeyay
irbade aysay
f.g2"Nafley daawo ku mudid. ld cirbadee."
Wadaag:
Bir yar oo dhuuban oo caarad fiiqan iyo dalool leh oo inta dun la gesho wax lagu tolo.
Bir yar oo dhuuban oo caarad fiiqan iyo dalool yar dhaxda ku leh gadaalna ku leh dhuun oo inta daawo lagu shubo wax lagu mudo.
In daawo ah oo hal mar la isku mudo. ld cirbad.
m.dh
Wadaag:
Wax dawo lagu duray ahaaansho (nafley). ld cirbadeysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
/mg2 Laadid (kubbadda cagta).
f.g
-deeyay, -daysay
Wadaag:
eeg irbadeysan. ld cirbadeysnaan, cirbadeysnaansho, irba deysnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Meseg-go, qamadi iwm shurbad ka dhigid.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Cid xabbad ku ridid.
Wax hal hal ka dhigid.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
(-bayaal, m.l/dh) Ul yar, dheer, oo madax ballaaran leh, oo soorta marka la karinayo lagu walaaqo; malaankhad.
m.l
Wadaag: