Qeexid
"Soor, irbe ku walaaqid."
"Soor, irbe ku walaaqid."
Fal / verb
Wadaag:
(-bayaal, m.l/dh) Ul yar, dheer, oo madax ballaaran leh, oo soorta marka la karinayo lagu walaaqo; malaankhad.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
eeg irbee.
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Nafley daawo ku mudid. ld cirbadee.
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Bir yar oo dhuuban oo caarad fiiqan iyo dalool leh oo inta dun la gesho wax lagu tolo.
Bir yar oo dhuuban oo caarad fiiqan iyo dalool yar dhaxda ku leh gadaalna ku leh dhuun oo inta daawo lagu shubo wax lagu mudo.
In daawo ah oo hal mar la isku mudo. ld cirbad.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Kubbad si xoog leh u laadid.
Khayaano faa'iido weyn ku helid.
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag: