Qeexid
"Wax dhalliilo hayso ahaansho."
[-snaa, -snayd]
irdhaysan naa
irdhaysan nayd
f.mg4"Wax dhalliilo hayso ahaansho."
Wadaag:
Wax aad u dhaxamaysan ahaansho (nafley).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la jaheeyey ahaansho. ld jihaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax iin leh ahaansho (nafley).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Dhul wax biyo si habaysan loogu bilbilay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax firshoobay ahaansho (degaan).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax ciishooday ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Nafley rabsho la kulantay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax dawo lagu duray ahaaansho (nafley). ld cirbadeysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: