Qeexid

"Cararidda cabsi darteed lala cararo. ld irdhoobid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga irdhow oo kali ah:
  • Waxay ka cabatay iyadoo ah dunti midnimada ummadda sida looguna adeegsan waayay caqli celin, nabad raadin iyo midnimo ka dhex dhalata ummaddan kala irdhowday.
  • Waxa intaas ka badan inta ubad uurka hooyo lagu dilo ee la dhiciseeyo (potion), inta gabadh lakudaashay ama la irdhowday mushkiladdaa iyo inta dirqi ku sharciyaysay ilmo ay caloosheeda uun ku aragtay.