"(-oobay, -owday; -oobi) Cabsi darteed la cararid."
Wadaag:
Cararidda cabsi darteed lala cararo. ld irdhoobid.
m.l
Digtoonaan cabsi ku jirto.
m.dh
eeg irdhow.
m.f.dh
Wax dhiilla gelin.
f.g2
-dheeyay, -dhaysay
eeg irdhee.
Wax dhalliilo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
eeg irdhaysan. ld irdhaysnaansho.
/dh ld irdhaysnaan.