Qeexid

"U i.: wax mar dambe u aayid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga irko oo kali ah:
  • Gristian Ballev olesen wuxuu kaloo sheegay in barnaamijyada qaar aanan la qabin taasoo sababtay nabadgelyo la’aanta ka jirta Puntland balse iminka ayuu sheegay in ay tahay mid soo hagaageyso oo ay dib u bilaabayaan wixii harsan dhameystirkooda.
  • Sidoo kale 31-wasiiro iyo wasiir ku xigeeno isugu jira ayaa iyaguna shir ku yeeshay Hotel Bakin oo uu dagan yahay Nuur Cadde, kaasoo noqonaya shirkoodii ugu horreeyay.