Qeexid
"Wax caano leh noqosho."
[-naa, -nayd]
irmaan3 aa
irmaan3 ayd
f.mg4"Wax caano leh noqosho."
Wadaag:
/dh Shaxda meesha mar walba inta laga dhaco qofka kale shaxdiisa lagu jabsho.
m.l
Wadaag:
ld irmaanee.
Neef irmaan cid siin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Neef irman cid ka ammaaneysasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax irmaan ka dhigid. ld irmaani.
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag:
Wiil gaaray da'dii qaangaarnimada.
Nin waxtar aan lahayn oo nacas ah. ld xila-irmaanis.
m.l
Wadaag:
Nafley laba isdhashay wax meel ku wada sugan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: