Qeexid
"Wax irmaan ka dhigid. ld irmaani."
[-neeyay, -naysay]
irmaane eeyay
irmaane aysay
f.g2"Wax irmaan ka dhigid. ld irmaani."
Wadaag:
ld irmaanee.
Neef irmaan cid siin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
/dh Shaxda meesha mar walba inta laga dhaco qofka kale shaxdiisa lagu jabsho.
m.l
Wadaag:
Neef irman cid ka ammaaneysasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Qof amashay ammaan siin; nabadgelyo siin.
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag:
(f.g) U aa.:cid, cid kale oo dakano ka gashay ka gudid.
(f.mg) U aa.: wax dhacay cid ku tuhmid.
f.g
-neeyay, -naysay
Wadaag:
Wiil gaaray da'dii qaangaarnimada.
Nin waxtar aan lahayn oo nacas ah. ld xila-irmaanis.
m.l
Wadaag: