"Wax la cuno oo lagu noolaado. ld arsaaq, arsaaqad, irsaaqad, irsiq."
Wadaag:
Wax la cuno oo lagu noolaado cid siin.
f.g1
-qay, -qday
ld arsaaqad, irsaaq1.
m.dh
eeg irsaaq2.
m.f.dh
ld irsaaq1.
Dhir geedaha kale ku faalasha.
Lacag ka mid ah sarrifka rubbiyadaha oo u dhiganta laba caanadood oo waayadii hore la isticmaali jirey.
m.l
ld cilaaq1.