[-qay, -qday]
irsaaq2 ay
irsaaq2 day
"Wax la cuno oo lagu noolaado cid siin."
Wadaag:
Wax la cuno oo lagu noolaado. ld arsaaq, arsaaqad, irsaaqad, irsiq.
m.dh
ld arsaaqad, irsaaq1.
eeg irsaaq2.
m.f.dh
ld irsaaq2.
f.g1
-qay, -qday
Dhir geedo kale ku faalalid.
Xanuun, sun iwm jirka ku fidid.
Ur dareemid.
ld cilaaq2.