Qeexid

"ld arsaaqad, irsaaq1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga irsaaqad oo kali ah:
  • Hana Ilaawin in irsaaqada ama wax la cuno Ilaah bixiyo oo qofwalba irsaaq Illah u qoray taasi waa hadii odeygu gaboobo oo caruurta iyo reerka ku fillaan waayo masruufkooda.
  • Mar la waydiiyay waxa uu qabanayo marka uu dib u laabto ayuu akhriyay Aayad sheegaysa dhulka mara oo socda oo irsaaqada Eebe raadsha.