Qeexid
Hadal dagaal ku jiro oo laba qof ama ka badan dhexmara.
Hadal dagaal ku jiro oo laba qof ama ka badan dhexmara.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Hadal dagaal ku jiro laba qof ama ka badan dhex marid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Is-afgaranwaa.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg is-afdhaaf2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Laba waxyaabood ama ka badan jahooyin kala duwan dhawr jeer isu weydaarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Is waydaarka ay labo waxyaabood ama ka badan ay jahooyin kala duwan isu weydaartaan dhawr jeer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg afdhaaf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: (f.g) Laba wax ama ka badan oo jihooyin kala duwan u socda isweydaarasho.
Qeexid Xigta: (f.g) Laba ama ka badan oo wax isku hayey isnabadgelin.
Qeexid Kale: (f.mg) Cid waalasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Waalli.
Qeexid Xigta: I. ah: laba addin oo aan isku dhinac ahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-fay -ftay) U dh.: hor iyo gadaal u socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg isdhaafdhaaf2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax isdhaafdhaafay ahaansho (cid).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld isdhaafin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Isfahmiwaayid laba qof ama ka badan ka dhex dhacda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Laba qof ama ka badan isfahmiwaayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg isdhaaf dhaafsan. ld isdhaafdhaafsanaansho isdhaafdhaafsanaansho m.l/dh ld isdhaaf dhaafsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.lg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Is dh.: wax si aan nidaamsanayn u dhigid; wax isweydaarin.
Qeexid Xigta: Is dh.: wax isku dhafid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cudur afka dadka iyo xoolaha kudhaca oo bushimaha nabarro u yeela. ldafgorofow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Laba wax oo jihooyin kala duwan u socda isweydaarin.
Qeexid Xigta: Wax khaldid.
Qeexid Kale: Cid waalid. 4. Jirro qof haysay mid kale ku wareejin iyada oo sixir la adeegsanaayo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg isdhaafi. ld isdhaafis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaafdhaaf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]