Qeexid
"Laba qof ama ka badan is famhi waayid."
[-aayay, -aayday]
is-afgaranwaa2 ayay
is-afgaranwaa2 ayday
f.mg1"Laba qof ama ka badan is famhi waayid."
Wadaag:
(-aayay, -ayday; -aayi) Sugid waayid; dhawriwaayid.
f.g1
Wadaag:
Kulan laba qof ama ka badan dhex mara.
Tartan dhex mara laba kooxood.
m.l
Wadaag:
Hadal dagaal ku jiro laba qof ama ka badan dhex marid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Hadal dagaal ku jiro oo laba qof ama ka badan dhexmara.
m.l
Wadaag: