Qeexid
"magacuyaal layeele oo falka ku celiya falsameeyaha, taasoo macneheedu yahay in yeelaha iyo layeeluhu isla mid yihiin."
Qeexid Xigta
magacuyaal layeele oo dhacdada falka wadaajiya dhowr ruux ama waxyaalo kale.
"magacuyaal layeele oo falka ku celiya falsameeyaha, taasoo macneheedu yahay in yeelaha iyo layeeluhu isla mid yihiin."
magacuyaal layeele oo dhacdada falka wadaajiya dhowr ruux ama waxyaalo kale.
“Cali ayaa is faanshay”.
Wadaag:
(fiis.) Xoogga caabbinaya socodka dul marka loo eego dul kale oo ay is taabanayaan.
m.l
Wadaag:
Erey xoolaha lagu yiraahdo kolka la doonayo inay dib u noqdaan ama leexdaan.
e.d
Wadaag:
isu ekaansho m.dh Isbarbardhig ama isku ekaansho ka dhexeysa laba shay, taaso isaga mid yihiin hal dariiqo. “Isu-ekeyn” waa marka aad is barbardhigtid laba shay, si aad u sharaxdid ama aad u fahamtid waxa ay yihiin.
Wadaag:
isu'eg m.l (-gyo, m.dh) (xis.) Laba ama dhowr shaxan oo u kala duwan iskeel ahaan, hase yeeshee qaab ahaan aan u kala duwaneyn. Laba shaxan joometeri waa ay isu egyihiin haddii midkood uu yahay kan kale oo la weyneeyay. Geesooleyaasha isu'eg waxa ay leeyihiin xaglo gudboon oo isle'eg iyo dhinacyo isku aaddan oo saamiggal isu ah.
Wadaag: