Qeexid
"Geed dheer oo qodax leh oo dhala miro midab huruud ah leh oo la cuno dhexdana ku leh laf qodaxyo leh."
Qeexid Xigta
Miraha geedkaas dhala. ld isboondheys
"Geed dheer oo qodax leh oo dhala miro midab huruud ah leh oo la cuno dhexdana ku leh laf qodaxyo leh."
Miraha geedkaas dhala. ld isboondheys
Wadaag:
Dhar ay askartu kubabka ku duuban jirtay.
ld baandhayn.
m.l
Wadaag:
Xiriir isgaashaanbuuraysi oo ka dhexeeya dad, ummado, dawlado, iwm oo sokeeye ahaan isku raaca. ld isbahaysasho.
m.l
Wadaag:
Dad, ummado, dawlado, iwm xiriir isgaashaan-buuraysi oo sokeeye ahaan uga dhexeeya isku raacid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Laba qof ama ka badan isfahmiwaayid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Isfahmiwaayid laba qof ama ka badan ka dhex dhacda.
m.l
Wadaag:
Erey qof dheddig ah oo lala hadlayo, waalidna loo yahay, dareenkiisa lagu soo jeediyo. ld maandha.
u.j
Wadaag:
isbarbardhig 1 m.l Isu eegidda la isu eego laba shey waxa ay iskaga mid ka yihiin.
Wadaag: