Qeexid
"ld bar bardhig."
[-gay, -gtay]
isbarbardhig2 ay
isbarbardhig2 tay
f.g1"ld bar bardhig."
Wadaag:
isbarbardhig 1 m.l Isu eegidda la isu eego laba shey waxa ay iskaga mid ka yihiin.
Wadaag:
Labo shey ama ka badan qiimahood, tayadooda iwm isu eegid. ld isbarbardhig2.
f.lg1
-gay, -gtay
Wadaag:
ld barbardhac1, barbarkadhac, barbarkadhicid, barbar
m.dh
Wadaag:
Laba wax ama ka badan waxay ku kala geddisanyihiin ama isaga mid yihiin isu eegid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Dad, ummado, dawlado, iwm xiriir isgaashaan-buuraysi oo sokeeye ahaan uga dhexeeya isku raacid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Xiriir isgaashaanbuuraysi oo ka dhexeeya dad, ummado, dawlado, iwm oo sokeeye ahaan isku raaca. ld isbahaysasho.
m.l
Wadaag:
Geed dheer oo qodax leh oo dhala miro midab huruud ah leh oo la cuno dhexdana ku leh laf qodaxyo leh.
Miraha geedkaas dhala. ld isboondheys
m.l
Wadaag: